Dawadii ugu horeysay ee rasmi ah oo loo helay cudurka COVID-19

Dawo caalamka oo dhan laga heli karo oo qiimaheedu jaban yahay  ayaa la sheegay in loo helay badbaadinta bukaannada sida daran ula xanuunsan cudurka COVID-19. Sida ay sheegeen khubarada Caafimaadka ee UK, Dawadan oo xaddiga laga qaadanayo uu yar yahay  ayaa lagu magacaabaa Dexamethasone, waxaana loo arkaa inay tahay guul aad u weyn oo laga … Continue reading Dawadii ugu horeysay ee rasmi ah oo loo helay cudurka COVID-19